(Sawirro) Dowlada Somalia oo labo qodob oo xasaasi ah kala hadashay Shiinaha

Wasiirka difaaca Soomaaliya iyo danjiraha dowladda shiinaha u fadhiya dalkeenna ayaa ka wada hadlay xoojinta iskaashiga difaaca labada dal. Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdulqadir Maxamed Nuur iyo Danjiraha Dowladda Shiinaha u fadhiya Soomaaliya mudane FEI Shengchao ayaa magaalada Muqdisho ku yeeshey kulan looga hadalay xoojinta iskaashiga Soomaaliya iyo Shiinaha ee dhinacyada amniga … Continue reading (Sawirro) Dowlada Somalia oo labo qodob oo xasaasi ah kala hadashay Shiinaha